Graphic Design – Bilow ilaa Heer Sare

  • Home
  • / Courses
  • / Graphic Design – Bilow ilaa Heer Sare

Graphic Design – Bilow ilaa Heer Sare

Categories: IT Programs
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

📚 Maxaad Ku baraneysaa Koorsadaan?

Koorsadan Graphic Design-ka waxay kaa caawinaysaa inaad barato xirfadaha aasaasiga ah ee naqshadeynta iyadoo la adeegsanayo barnaamijyada ugu caansan sida Adobe Photoshop, Illustrator, iyo Canva. Waxaad baran doontaa sida loo sameeyo naqshadaha ganacsiga, baraha bulshada, buug-yaraha (brochures), iyo logos xirfadaysan.

What Will You Learn?

  • Fahamka aasaaska naqshadeynta (principles of design)
  • Sida loo isticmaalo Adobe Photoshop & Illustrator
  • Abuurista logos, flyers, posters, iyo business cards
  • Midabada iyo isku-darka fonts-ka
  • Sida loo diyaariyo naqshado ganacsi ahaan loo isticmaalo
  • Farsamooyinka ku saabsan freelancing iyo kasbashada lacag

Course Content

Ujeedooyinka Koorsada (What You Will Learn):
Fahamka aasaaska naqshadeynta (principles of design) Sida loo isticmaalo Adobe Photoshop & Illustrator Abuurista logos, flyers, posters, iyo business cards Midabada iyo isku-darka fonts-ka Sida loo diyaariyo naqshado ganacsi ahaan loo isticmaalo Farsamooyinka ku saabsan freelancing iyo kasbashada lacag

  • Setup installation
    05:21

Your Instructor

Future